Crypto Insights

Beta Academy Blog

Casharro gaaban iyo hagayaal ka yimid kooxda Beta Academy — Cryptocurrency, Bitcoin, Blockchain, wallets, amniga crypto, DeFi iyo Web3.

Blockchain

Waa maxay Blockchain? Sharraxaad fudud Af-Soomaali

Baro sida ledger-ka qaybsan u shaqeeyo, sababta xogtu u ammaan tahay, iyo doorka blockchain-ku ku leeyahay cryptocurrency-ga.

By Beta Academy editorial · 6 min read

Eeg Koorsada
Bitcoin· 5 min read

Bitcoin: sida uu u shaqeeyo iyo sababta loo abuuray

Faham aasaaska Bitcoin, mining-ka, tirada xaddidan iyo sida transactions-ka loogu xaqiijiyo network-ka.

Wallets & Amniga· 8 min read

Sida wallet-kaaga crypto loo ilaaliyo

Seed phrase, private key iyo 2FA — tallaabooyinka muhiimka ah ee kaa ilaalinaya khasaaro iyo khiyaano.

Aasaaska Crypto· 7 min read

Coin iyo Token — waa maxay farqiga?

Ogow waxa kala saara coin-ka leh blockchain u gaar ah iyo token-ka ku shaqeeya blockchain kale.

Amniga Crypto· 5 min read

Sida loo garto scam-yada crypto

Calaamadaha digniinta, ballanqaadyada faa'iidada iyo habka lagu hubiyo mashruuc ka hor go'aan kasta.

DeFi & Web3· 6 min read

DeFi iyo Web3: halka laga bilaabo

Faham DEX, staking, liquidity iyo sida Web3 uga duwan yahay adeegyada internet-ka caadiga ah.

Ma rabtaa inaad xirfadda si dhab ah u barato?

Koorsada Beta Academy waxay kaa hagaysaa aasaaska ilaa faham practical ah oo crypto, blockchain iyo Web3 ah — Af-Soomaali.