5.00
(20 Ratings)

Crypto Currency Ku Baro Af-Soomaali

Categories: Business
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

koorso dhamaystiran oo aad ku baranayso Crypto currency waxa ay tahay, sida ay u shaqayso, qaybaheeda, sida loo maalgashado iyo sida la isaga ilaaliyo tuugada dadka ka dhacda Crypto coinskooda.

waa koorso cusub oo hadda la duubay lana socota updatekii u dambeeyey ee suuqa, waxaana loogu talogalay in looga faaidaysto bull marketka hadda bilowday ee soconaya sanad iyo barka soo socda haddii Alle idmo.

ka faaidaysi wacan.

What Will You Learn?

  • Dhamaadka koorsadan, ardaygu wuxuu awood u yeelan doonaa:
  • 1. Fahmo Aasaaska iyo Mabaadi'da Cryptocurrency iyo Blockchain
  • 2. In uu crypto u isticmaalo si caadi ah sida in uu ku adeegto ama uu wax ku gato.
  • 3. In uu barto isticmaalka platform-yada Binance, Gate.io iyo walletyada yaryar sida trust wallet iyo metamaska.
  • 4. In uu baaro oo soo heli karo MEME COINS-ka sameeya kumanaanka Dollar.
  • 5. In uu barto meelaha laga helo wararka iyo macluumaadka ku cusub crypto si uu u noqdo mid og Meesha wax marayaan.
  • 6. In uu samaysto portfolio oo uu xoolihiisa u qaybiyo mashaariic kala duwan uuna rakibto portfolio tracker si uu ula socdo dhaqdhaqaaqa coinankiisa isagoo aan galayn walletkiisa.
  • 7. In uu fahmo xisaabaadka marketcap, halvingka iyo xisaabinta profitka.
  • 8. In uu fahmo meertada suuqa crypto iyo waxa uu yahay halving.
  • 9. Yeesho aqoon buuxda oo ku saabsan sida cryptocurrencies iyo blockchains u shaqeeyaan, iyo taariikhda ka dambeysa horumarkooda. Mar kasta xusuusnow, waa wax sahlan in coin la gato, lakin su'aasha muhiimka ah ayaa waxay tahay maxaad u gadanaysaa, mashruuca uu coinkaas ka shaqeeayana muxuu yahay? waan meesha aan abbaari doonno si aan kaaga haqabtirno waxa aad u baahan tahay, taasoo aan dareenahay.
  • 10. Aqoonsado oo Falanqeeyo Cryptocurrencies Kala Duwan. Kala saari karo cryptocurrencies waaweyn sida Bitcoin iyo Ethereum iyo altcoins kale, iyadoo la tixgelinayo astaamahooda gaarka ah iyo isticmaalka suurtagalka ah.
  • 11. Maalgashado iyo Ganacsado si Xog-ogaal ah. Sameeyo go'aanno maalgashi oo xog-ogaal ah isagoo adeegsanaya falanqaynta macluumaadka coin-ka iyo midka technicalka ee charts-ka. Fahmo suuqyada cryptocurrency iyo sida loo isticmaalo jaantusyada qiimaha iyo xogta suuqa si loo saadaaliyo dhaqdhaqaaqa qiimaha.
  • 12. Ilaaliyo Lacagta Digital-ka ah: In uu coinkiisa amingiisa adkeeyo oo uu iska ilaaliyo tuugada isagoo isticmaalaya walletyadiisa yar yar ee hot walletka iyo kuwa bilaa internetka lagu kaydsado ee cold wallet-ka. Sidoo kalana uu arko muhiimada isticmaalka passwords adag iyo 2 factor authentication-ka.
  • 13. Isticmaalo Cryptocurrency si Wax Ku Ool ah. In uu ardaygu awood u yeesho in uu isticmaalo cryptoda booskii lacagta, in uu ku bixiyo meelaha uu wax ka gato ee laga aqbalo iyo in uu u diro qof loona soo diro.
  • 14. In uu sameeyo trading: In uu soo iibsado iskana iibiyo coin, in uu khasaaraha iska joojin karo iyo in uu ku badalan karo coin kale.
  • 15. Qiimeyn iyo Saadaalin Mustaqbalka Cryptocurrencies: Samayn karo saadaalin wax ku ool ah oo ku saabsan sida suuqyada cryptocurrency iyo teknoolojiyada blockchain ay u horumarayaan mustaqbalka, iyadoo la tixgelinayo isbeddellada hadda jira iyo horumarka teknolojiyadda.
  • 16. In uu qorshe ka yeesho meertada suuqa ee la wada sugayey ee 2024-2025.Suuqan afartii sanaba wuxuu maraa meerto uu aad kor ugu kaco, dabcan hadda ayaa la joogaa oo waxay rabtaa in laga faaidaysto.

Course Content

Soo dhawow iyo mahadcelin iyo dhiirigelin

  • Ku soo dhawow barashada cryptocurrency, suuq saamayn leh!
    02:03

Introduction to cryptocurrency

Coin vs Token

10 Coin ama Token oo muhiim ah

Application-da aad u baahan tahay (Apps you need to have)

Browserka aad u baahan tahay

Coin Price Trackers

EXCHANGES (meelaha coinanka la iskugu bedelo)

WALLETS (boorsada lagu shubto Cryptoda)

Portfolio Tracker

News sources (ilaha macluumaadka crypto-da)

Categories of crypto (noocyada crypto-da)

Crypto terminology (Erey bixinta Cryptocurrency)

Ways to earn crypto (Siyaalaha lagu heli karo crypto)

Calculations (XIsaabaad)

Transaction Scans

How to analyze a coin/token

Market Cycles (meertada suuqa)

ICO vs IEO

Ka Taxadarida Tuugada

ETF ( Exchange-traded fund)

Crypto trading

How to create a token

Portfolio management and Being up to date

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 14 Ratings
5
20 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
AD
4 months ago
Beta Academy waa halka an ka helay macmulaadka an uu baahnaa sida an oga faaiidaysto crypto waxaan ka helay aqoon iyo xog igu filan sida an isaga ilaalin lahyn khataraha ogana faaidaysan lahaa fursadaha aad u mahadsantihiin
AC
5 months ago
Kooraskani runtii waa mid aanu aad iyo aad ugu baahnayn, soona baxay wakhti ku haboon oo ay ummada Soomaaliyeed aad ugu baahnayd, gaar ahaan dhallinta. Ustaad Asad Gaaciye, si wanaagsan oo masuuliyad ka muuqato ayaad uga soo baxday, sida aad isku xilkaaqayna waad ku mahadsantahay. Halaga faa'idaysto dhallinyaro.
Mohamed Dahir
5 months ago
Mashaa allah Runtii coursadaan waxaan ka faa iiday anubaa og😏
KF
5 months ago
Dhabti beta academy wa madal ama courso naftey wax badan ku so kurdisey runtii aad ugu faraxsahey in aan ka mid ahey ardey beta academy.
macalin asad io inta ka qeyb qaadatey howsha beta aad baan ugu mahadacelin 👍❤👍
Alla mahad oo idil ay usugnaatay
Isma lihi course ka fudud oo kanaa fahan dhaw oo online wax looga barto ayaa la soo helayaa.
Anigoon wali suuqa hanti galin oo jabkiis marin ayaan awoodaa inaan dad u dhigi karo kana dhaadhicin karo waxa ay crypto tahay.

Aad baad ugu mahadsantahay dedaalkaagaa iyo waqtigii aad ku bixisay.

Horumar wacan
Abdiaziz
5 months ago
This is the year I started to care about learning Crpto; you were the most significant reason my attitude changed. I’ll never forget you. Thank you!
JG
5 months ago
Thanks
Abdikadir Mahamed
5 months ago
Mahadsanid ustaad Asad gaaciye, runtii course kan waxbadan oo crypto da ku saabsan ayaan ka fahmay.

Hadda waxa aan faham buuxa ka haystaa 90% macluumaadka lagacta crypto da, mahadda koowaad alle tacaalaa ayay u sugnaatay, marka labaadna team ka beta academy.
Sidookale qofkasta oo u baahan xogta rasmiga ah ee suuqan cryptocurrency, waxa aan dhihi karaa meesha kaliya eed xog ku qancisa kaheli karto waa: BETA ACADEMY.

Thanks alot to our coach asad.💯❤
Abdulahi Muhamud
5 months ago
Well done wxbadan baa ka fa idey Courses ka oo markii hora aan fahan sanyn lkn hadda waxaan ahy qof suuqa ka shaqeysan
Thanks Ustaad asad maxamud abdirahamn (asad gaciye)
DA
5 months ago
In my exploration of the world of cryptocurrency, I stumbled upon Beta Academy, and what a revelation it turned out to be! This concise online course packs a powerful punch, offering a comprehensive yet digestible overview of digital currencies and blockchain technology.

Led by knowledgeable instructor, the course strikes a perfect balance between theory and practice, catering to both beginners and seasoned enthusiasts alike. From unraveling the complexities of blockchain to navigating the volatile crypto market, each module equips participants with practical insights and actionable strategies.

What sets this course apart is its commitment to relevance, staying abreast of the latest industry trends and regulations. Moreover, the sense of community fostered among participants adds an enriching dimension to the learning experience.

In conclusion, if you're looking to demystify cryptocurrency and embark on a journey of discovery, beta academy is your gateway to a world of possibilities. Highly recommended for anyone eager to unlock the potential of digital currencies!
Hussen
5 months ago
A part from the Amazing courses and instructor, find the app very uneasy and frustrating to use.
Waxay aheed.mid kamida koorisyada
Ugu faaa iidada badneed ee aan
Qaaato uguna qarashka yareeed
In ay tahay kooris loo hagarbaxaan hubaa
Mohamed Samakaab
7 months ago
Peta academy waa madal aad u wanaagsan, alx waan ku faa,iday ku biiristeedii waxan noqday qof ku filan nolashiisa, maclinkeyga Asadna waxan ugu abaal gudo ma aqaan mahadsand ustaadi 💯 alle haku sharfo
5 years ago
Great clarity in explanations and thoroughly enjoyed the course. I had been working out for quite a while, but a few little things we might miss out from a diet perspective are covered well in detail here.
Especially loved how you structured the entire focus area of dieting into most important ones to lesser ones.
Fur WhatsApp-ka
Beta Academy
Soo dhawow!
Maxaan kaa caawinaa?