QIIMO DHIMIS 50% OFF!
Naftaada Horumari,
Mustaqbalkaaga Maalgasho
Beta Academy Wax kabaro
QIIMO DHIMIS 50% OFF!
WAQTI KOOBAN
Naftaada Horumari Mustaqbalkaaga maalgasho
Qaabkan isku diiwaangeli
Su'aalo iyo jawaabo
Sidee la isku diiwaangeliyaa koorsada?
daawo videoga ku tusaya sida la isku diiwaangeliyo ee kor ka muuqda
Lacagta qaabkee loo bixiyaa?
waxaad ku bixin kartaa nidaamyada badanaa ay soomaalidu isticmaalaan sida EVC, SAHAL iyo ZAAD. Waxaad kaloo ku bixin kartaa USDT iyo BTC. Hadii aad xawaalad isticmaalayso la xiriir marka hore whatsappka ka dib weydii qaabka aad u soo diri kartid.
4. Maxaan sameeyaa hadii aan qabo su’aalo, sidee idiin soo weydiin karaa?
waxaa koorsada ku dhex jira meel aad macalinka ku soo weydiin karto su’aalaha la xiriira casharka. Hadii kale telegramka qaybka discussionka ayaad ku soo diri kartaa su’aashaada.
Koorsoosada Cryptocurrency ma adag tahay?
dabcan waa wax technology ku saabsan oo waa macquul inay kugu istaagto hadii aadan lahayn background technology, laakiin waa fudayd hadii aad ku dadaashid si fiicana u dhagaysatay casharada practicalkana ku darted.
5. Ma waxaa jira xilli ay iga xirmayso koorsadu?
maya. Koorsada halmar ayaad gadanaysaa kaamana dhacayso. ma jirto lacag labaad oo aad bixin doontid, waa one time payment.
Cryptoda ma lagu qasaari karaa?
cryptoda waa laga faaiidaa waana lagu qasaaraa, waana sababta ay muhiimka u tahay inaad aqoon u leedahay waxa aad samaynayso. Xiligan (2024-2025) waa xili laga faaiido badanaa.
Halkee ka helaa update joogto ah oo ku saabsan koorsada?
waxaad ku xirnaataa telegramka, halkaas ayaa kala socon kartaa wax kasta oo cusub.
Koorsooyinkoo dhan ma la isku gadayaa mise mid mid ayaa loo gadaa?
koorso walba gaarkeeda ayaad u gadanaysaa.
Maalgelin crypto miyaad samaysaan?
Maya. Waxaan kaa caawinaynaa inaad baratid lakin lacagtaada adiga ayaa haysanaya